Arday dhameysatay fasalka 12-aad oo munaasabad loogu qabtay magaalada Xaaji Saalax.

0
129

Baladweyne (Radio Beerlula)-Degmada Xaaji Saalax ee gobolka Daad-mareer ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin Jabinayeen arday dhammeysatay sanad dugsiyeedka 2022-2023-ka islamarkaana ka aflaxay Machadka Al Huda.

Munaasabada ayaa waxa ka qayb galay maamulka Machadka Bahda waxbarashada, Waalidiin, iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.