Buug ku saabsan kobaca dhaqaalaha oo lagu soo bandhigay Hargeysa.

0
134

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay munaasabaddan oo lagu soo bandhigayay Buug ku saabsan kobaca dhaqaalaha gaar ahaan shirkadaha gaarka loo leeyahay kaasi oo uu qoray Cismaan Sheekh Axmed oo kamid waxgaradka Somaliland.

Munaasabadda lagu soo bandhigayay Buugga waxaa ka qeybgalay Ganacsato,bahda waxbarashada,Dhallinyaro ,haween iyo mas’uuliyiin kamid ah MaMaamulkaasi.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibrahim.