Kulan looga hadlayay sidii loo caawin lahaa dadkii ku barakacay dadaadkii Luuq oo lagu qabtay Kismaayo

0
52

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda gargaarka iyo Maareeynta musiibooyinka Jubbaland ayaa kulan looga hadlaaye xal u helida roobkii fatahaada watay ee ka da ay Degmada luuq ee gobolka gedo la qaadatay Hay adaha samafalka ee ka howlgalo jubbaland.

Kulanka oo uu shir gudoominaaye Wasiirka wasaaradda Wasaaradda gargaarka iyo Maareeynta musiibooyinka Dowlada Jubbaland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud ayaa lagu gorfeeye sidii looga shaqeyn lahaa gargaar gaarsiinta dadka shacabka ee waxyeladu ka soo gaartay Robabka.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar ibraahin