Ceel riig oo laga hirgeliyay deegaanka biyo cadde ee gobolka shabeellaha dhexe.

0
48

Baladweyne (Radio Beerlula)-hay’adda I.M.C ayaa deegaanka Biyo

cadde ee gobolka Shabeellaha Dhexe ka hirgalisay Ceel riig ah kaasi oo aay bulshada deegaanku baahi wayn u qabeen.

Madasha lagu daahfurayey Ceelka riika ah ayaa waxa kasoo qeyb kalay mas’uuliyiin Katirsan hay’adda I.M.C iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi