Baladweyne (Radio Beerlula)-Waxaa sare u kac ku yimid qiimaha la iibiyo kaluunka lagu iiibiyo suuqyada magaalada Baladwye kadib markii uu yaraaday kaluunkii la keeni jiray suuqyada magaalada Baladwyne.
Qiimaha kaluunka ayaa hadda maraya 6 dollar ilaa 5 dolar halka markii hore uu mari jiray qiima dhan 4dollar ilaa 3dollar.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiya Maxamed Maxamuud.