Tababar ku saabsanaa xalinta khilaafaadka oo lagu soo gabagabeeyay Kismaayo.

0
113

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda arrimaha gudaha jubaland ayaa magaalada Kismaayo kusoo gaba-gabeeysay tababarkan oo ku saabsanaa xalinta khilaafaadka kaasi oo ay ka qeybgaleen qaar kamid ah gudiyada bulshada ku nool tuulooyinka gobolka jubada hoose.

Tababarka oo socday mudo 3 cisho ah ayaa ka qeybgalayaasha lagu siiyay casharo badan oo la xiriiray xalinta khilaafaadka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdiqadir Cumar Ibraahin.