Deeq rashiin ah oo la gaarsiiyay Xarunta Xanaanada agoonta Muqdisho.

0
54

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa deeq rashiin ah gaarsiisay Xarunta Xanaanada Wiilasha agoonta ah oo ku taalo degmada karaan ee gobolka banadir oo ay ka jirto xaalad cunto yari.

Xaruntaan ayaa ka kooban labo qeybo oo kala ah qeyb wax lagu baro caruurta iyo goob lagu xananeeyo wiilasha agoonta ah.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.