Guddiga madaxa banaan ee dib u heshiisiinta Qaranka oo ku baaqay in la joojiyo colaada Shabeelaha dhexe.

0
83

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee dib u heshiisiinta Qaranka Ismaaciil Macallin Muuse ayaa magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ku qabtay shir jaraa-id oo kusaabsan beelo walaalo ah oo ku dagaalamaya deegaano hoostaga degmada Cadale ee gobolka Shabeelada dhexe isagoo ugu baaqay in ay si deg deg ah u joojiyaan dagaalka .

labadaan beelood ayaa mudooyinkii uga dambeeyay ku dagaalamaayay degmada Cadale ee gobalka shabeelaha dhexe.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud  .