Qoysas danyar ah deeq raashiin ah loogu qeybiyay gobolka Sarar

0
50

Baladweyne (Radio Beerlula)-Deeq Raashiin ah oo iskugu jirto Bur, Bariis Saliid iyo Timir ayaa la gaarsiiyay qoysas danyar ah oo kunool degmada wadaama’go ee Gobalka Saraar

Deeqdaan ayaa ka timid Hay’adda u diyaar Garawga Aafooyinka Iyo Kaydka Raashinka Somaliland iyada oo dadka deeqada la garsii aay ahaayeen qoysas danyar iyo agoon u badan.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi