Waddo muhiim ah oo laga dhagax dhigay Degmada Waaberi.

0
93

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray dib u dhis lagu sameeyey Waddada Via Liberia ee degmada Waabari

Munaasabada dhagax dhiga dhismaha waddadan waxaa goob Joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee maamulka Gobolka Banaadir Maamulka degmada, Saraakiil iyo qeybaha bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen