Shirka wadatashiga ee arrimaha caafimaadka dalka oo ka furmay dhuusmareeb.

0
48

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa caasimadda Dhuusamarreeb ka daahfuray shirka wasaaradaha caafimaadka ee Dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ee Soomaaliya kaasoo oo socon doono muddo laba maalmood ah.

Shirkaan ayaa looga tashanayaa xaaladda guud ee caafimaad dalka, mashaariicda caafimaadka ee socda iyo adeegyada caafimaad ee horutabinta leh.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan