Deeq Raashin ah oo la gaarsiiyay dadka danyarta ah ee Ceeynaba

0
54

Baladweyne (Radio Beerlula)-Deeq Raashiin ah oo iskugu jirto Bur, Bariis Saliid iyo Timir ayaa la gaarsiiyay qoysas danyar ah oo kunool  degmada Caynaba ee Soomalind

Deeqdaan ayaa ka timid Hay’adda u diyaar Garawga Aafooyinka Iyo kaydka Raashinka Soomaliland iyada oo dadka deeqada la garsiiyay  ay ahaayeen qoysas danyar iyo agoon u badan.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud