Shirweynaha lixaad ee Teknolojiyadda oo kafurmay Muqdisho

0
51

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa waxaa kafurmay shirka isgaarsiinta teknoljiyada dalka.

Shirka ayaa waxaa ka soo qeeybgalay wasiirka wasaarada teknolijiyada XFS madaxda shirkadaha isgaarsiinta iyo aqoonyahanada Teknolijiyada.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan