Tartan aqooneed kor loogu qaadayay aqoonta ardeyda iskuulka Al Imaan oo lagu soo gabaga.beeyay Baladweyne.

0
61

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay tartan kor loogu qaadayay aqoonta aradayda ayna soo qaban qaabiyeen maamulka iyo aradayda iskuulka Al-iimaan ee magalada Baladweyne.

Tartanka wajigiisa labaad ayaa waxaa ka qeyb galay ardayda wax ka barato iskuulka Al-iimaan ee Magaalada Baladweyne.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawa Aadan Xuseen.