Wabiga Jubba oo kufatahay deegaano kamid ah Jubbaland

0
82

Baladweyne (Radio Beerlula)-Bulshada kunool Tuulooyinka Wargul, Siinka-dheer iyo Baarka oo hoostaga magaalada Kismaayo ayaa waxa kusoo fatahay wabiga Jubba oo mara tuuloyinkaasi

Qoysaskii daganaa tuulooyinkan ayaa u barakacay deegaanada taaga ah ee aanay biyuhu gaarin kuwaasi oo u dhaw goobihii ay ka barakeceen.

Warbixintan waxa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.