Horumar dhanka ganacsiga oo ka socda degmada Doolow ee gobolka Gedo.

0
65

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiyaha Degmada Doolow Muxumed Xuseen Cabdi ayaa xariga ka jaray Beerta Hanan oo isugu jirta goobo nasasho, maqaaxi loo qalabeeyay si casri ah, Goob Jirdhiska , Holka Shirarka iyo Xafladaha.

Waxaa ka qeyb galay munaasabada xarig jarayka Gudoomiye kuxigeenka Degmada Doolow Aadan Barre Cali Maamulka Beerta Hanan, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Degmada Doolow.

Warbixintan waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.