Isku aadka Tartanka kubadda cagta dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo la shaaciyey.

0
48

Baladweyne (Radio Beerlula)-Munaasabadan oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa lagu shaacinyay isku aadka tartanka kubadda cagta maamul goboleedyada dalka.

Munaasabada waxaa goobjoog ahaa wasiiro Xildhibaano madaxda xiriirka Soomaliya dadka ehelka u ah sportska iyo maamulka gobolka Banaadir.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan