Hooyo wiilkeeda ku xanuunsan yahay Baladweyne oo codsatay in la caawiyo.

0
113

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hooyo Hindaayo Maxamud Faarax Cismaan waa hooyo haaysato wiil keeda oobaahiya gaarka ah qabo isla markaana soo wajahday xaalad caafimaaddaro.

Ma awoodo Qarshkii ay Ku aadi laheed dhaqtarka maadama ay kasoo jeedo qoys danyar ah.

Warbixintan waxaa soo jeedineysa Sacdiyo  Maxamad Maxamuud.