Munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday baratay qur’aanka kariimka oo lagu qabtay Boorama

0
55

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Boorama ee maamulka Soomalilnd ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday dhameeysatay quraanka kariimka isla markaana ka baxay markiska Xaliimo sacdiya ee magaalada Boorama

Waxaa ka qeyb galay munaasabadda masuulin ka tirsan maamulka Somaliland maamulka markiska bahda waxbarashada waalidiin iyo marti Sharaf kale.

Warbixinrtan waxaa soo jeedinaya Xaawo Luul Aadan Xuseen.