Arday dhameeysatay heerka 1-aad ee Jaamacada oo munaasabad loogu qabtay Guriceel

0
57

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Guriceel ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin Jabinayeen Arday Dhammeysatay heerka koowaad waxbarashada ee Jaamacadda Savana

Munaasabad ayaa waxa ka qayb galay mas’uuliyiin katirsan maamulka galmudug, maamulka Jaamacadda,Macalimiin , Bahda waxbarashada, Waalidiin, iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya  Maxamed Yuusuf Cabdulahi