Dhallinyaro macalimiin ah oo fursado shaqo ka helay iskuulka Al Cimra ee Baladweyne.

0
74

Baladweyne (Radio Beerlula)-In ka badan 13 macalin ayaa fursado macalinimo ka helay iskuulka hoose iyo dhexe ee A- cimra ee magalada Baladweyne.

Dhallinyardaan ayaa iskuulka ka dhigo maadooyinka kala duwan iyadoo shaqadaan macalinimo ay ku maareeyaan noloshooda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen .