Kulan looga hadlayay dardar gelinta faafinta diinta islaamka oo lagu qabtay Hargeysa.

0
99

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Hargeysa ee maamulka Somalinad ayaa lagu qabtay kulankan oo looga hadlayay darar gelinta shaqada ay heeyso Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somalilnad sida faa-finta diinta islaamka, iyo reebista xumaanta.

Kulanka waxaa ka qeybgalay shaqaalaha wasaaradda ,Culimo iyo masuuliyiin kale

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaaadir Cumar Ibraahim.