Tababar ku saabsan isbadalka cimilada iyo nabadda oo lagu qabtay Muqdisho.

0
48

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’adda Shaakile foundation ayaa magaalada Muqdisho ugu qabatey qaar kamid ah Bulshada qeybaheeda kala duwan tababar ku saabsan, isbadalka cimiladda, Nabada iyo Amniga.

WAxaa  ka qeyb galay tababarka mas’uuliyiinta hay’adda, aqoon yahano qaar kamid ah bulshada qeybaheeda kala duwan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.