Wasaaradda howlaha guud ee Jubbaland oo dowlad imaaraadka carabta kala wareegtay gaadiid kala duwan.

0
49

Baladweyne (Radio Beerlula)-Munaasabad kooban oo lagu qabtay gudaha dekedda magaalada kismaayo ayaa wasaaradda howlaha guud iyo dib udhiska jubbaland lagula wareejiyay gaadiid kala duwan.

Munaasabadda ayaa waxaa goobjoog ahaa wakiilo kasocday dowladda imaaraadka carabta oo iyada keentay gaadiidkan wasiir kuxigeenka wasaaradda howlaha guud iyo dib udhiska Jubbaland iyo maamaulka Magaalada kismaayo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.