Tababar ku saabsan habka casriga ee warbaahinta oo lagu qabtay Muqdisho.

0
80

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada muqdisho caasimada dalka ayaa lagu qabtay Tabar ku saabsan Digital Media qaab isticmaalka baraha bulshada waxaana tababarka kafaa’ideystay qaar kamid ah gabdhaha Saxafiyiinta ee ka howlgala magaalada

tababarkaan oo socon doona mudo 5 maalin ah ayaa waxa sooqaban qaabiyey ururka suxufiyinta ee SOWJRA waxaana ka qeyb galay furitaankiisa xilibaano iyo mas’uuliyiin katirsan wasaarada warfaafinta XFS.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi