Kulan loogu soo bandhigayay waajibaadka hanti dhowrka qaranka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
103

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magalada Muqdisho ayaa lagu qabtay kulan  ay iskugu yimaadeen  bahda daneeyayaasha Hantidhowrka gudaha oo lagu soo dhandhigaay xirfadaha iyo wajibaadka hanti dhoowrka

Kulanka  ayaa waxaa ka soo qeyb galay  Hantidhowraha Guud ee Qaranka daneeyayaasha Hantidhowrka iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen