Olole lagu buufinayo goobaha biyo fadhiisinka oo laga bilaabay magaalada Caynaba

0
66

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dowladda hoose ee degmada Caynaba ayaa kabilowday magalada olole lagu buufinayo goobaha biyo fadhiisinka ah si aanay uga dhalan khataro Dhinaca Caafimaadka ah.

waxa ka qeyb galay furitaanka ololaha mas’uuliyiin katirsan Dowladda hoose ee degmada Caynaba iyo qaar kamid ah shaqaalaha dowlada hoose iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.