Deeq Rashin ah oo la gaarsiiyay dad danyar ah oo ku nool magaalada Oog

0
47

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’adda u diyaargarawga Aafooyinka & Kaydka Raashinka Somaliland ayaa Deeq Raashin ah gaadhsiisay qoysaskan oo ku nool magaalada Oog ee Somaliland iyo deegaanada hoosyimaada

Deeqdan ayaa loo qeeybiyay dadka danyarta ah ee saameynta kala kulmay abaarihii ka jaray deegaanada maamulkaasi.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.