Haween ku nool kaamka webiga shabeele oo bilaabay soo nooleynta alaabaha hidaha iyo dhaqanka

0
93

Baladweyne (Radio Beerlula)-Alaabaha hidaha  iyo dhaqanka sida filqaha haamaha iyo dhiilaha caanaha lagu qaato ayeey haweenkan ku farsameeyaan kaamka webi shabeele oo ku yaala magaalada Baladweyne iyagoo ujeedkoodu tahay so nooleeynta hidaha  iyo dhaqanka Soomaaliyeed iyo waliba ineey ka helaan nolol maalmeedkooda qoysaskood.

Qalabka hidah iyi dhaqanka ay sameeyaan haweenkaan ayaa waxaa ka iibsda bulshada magaalada iyo dadka udhaw kaamka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.