Kulan looga hadlayay siyaasadda abuurka beeraha Somaliland oo lagu qabtay Hargeysa

0
54

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Hormarinta Beeraha iyo Waraabka Soomalind Cabdiqaadir iimaan Warsame ayaa magaalada Hargeysa ka daah furay kulan lagu gorfeynaay  siyaasadda siirka abuurka beeraha.

kulanka ayaa waxaa ka sooqeyb galay Agaasimaha guud ee wasaaradda hormarinta beeraha Agaasimayaasha  waaxyaha wasaaradda beeraha Soomalind iyo beeraleey.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud