Baladweyne (Radio Beerlula)-gudoomiyaha maamulka gobolka shabeelada hoose maxamed Ibraahim bare ayaa xariga kajaray Saldhiga Booliska iyo xarunta Maxkamada degmada Marka ee gobolka shabeelada hoose
madashada xarig jarka ayaa waxa ka qeyb maamulka degmada marka taliyaha booliska degmada marka iyo mas’uuliyiin kale.
Warkan waxaa inoo hayaMaxamed Yuusuf Cabdulahi