Baladweyne (Radio Beerlula)-Agaasimaha komishinka xaquuqada aadanaha maamulka Soomaaliland Mudane Cabdi Samad Sacad ayaa magaalada Hargeysa ka daah furay kulan ku saabsan daneeyaasha xaquuqal insaanka Soomalind isla markaana uu soo qaban qaabiyay komishinka xaquuqal aadanaha Soomaalind.
Kulanka ayaa waxaa ka soo qaybgalay masuuliyiin ka kala socotay daneeyayaasha xaquuqda aadaha.
Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud