Maamulka gobolka Hiiraan oo ugu baaqay hay’addaha samafalka in ay caawiyaan dadka barakacayaasha.

0
72

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudoomiya ku xigeenka arimaha bulshada gobolka Hiiraan Cabdi waajid Cumar Nuuriyoow oo lahadlay Radio Beerlula ayaa sheegay in barakacayasha Baladweyne ay haysato xaalado aad udaran.

waxa uu sheegay in roobabka deeyrta ee da,aya ay saameyn weyn ku yeesheen madama aysan haysan guryo celin karo dhibicda roobka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.