Howlwadeenno ka tirsan wasaarada dastuurka Soomaliland oo tababar loogu soo xiray Hargeysa.

0
81

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Dastuurka soomalilnd ayaa magalada hargeysa Tababar ugu  soo xiray shaqaalaha Wasaaradda Dastuurka Somaliland.

Tababarka ayaa mudada oo socoday lagu baranaay astaamaha adeegsiga iyo shaqo wanaga  Wasaaradda Dastuurka soomalilind.

Wasiirka Wasaaradda Dastuurka soomalilnd  Maxamad Xaji Adaan Cimli ayaa kula dar daramay ka qeyb galayasha tababarka in ay ka dhabeyaan wax yabahii la baray ayna ku dhaqamaan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawa Aadan Xuseen.