Doorashada ururka qareenada Jubbaland oo lagu qabtay Kismaayo

0
45

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada kismaayo ee gobolka Jubada hoose ayaa lagu qabtay dooraashada ururka qareenada Jubaland.

intii ay socotay doorashada ayaa waxaa madasha lagu doortay gudoomiyaha ururka qareenada Jubaland ku xigeenadiisa iyo xoghahaya ururka.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan