Tababar ku saabsan maamulidda xogta shaqaalaha oo laga furay Hargeysa

0
47

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’adda shaqaalaha maamulka Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ka furtay tababar ku saabsan maamulidda xogta shaqaalaha waxaana ka faa-ideysa doona agaasimayaasha cududda shaqaalaha ee Wasaaradaha iyo Hay’addaha maamulkaasi

Waxaa ka qeybgalay tababarka xubno kamid ah shaqaalaha maamulka Somaliland, agaasimayaal,haween iyo masuuliyiin Kamid ah maamulkaasi.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin