Kulan looga hadlayay ahmiyada afka Soomaliga oo lagu qabtay Kismaayo

0
40

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Naadiga Aqriska iyo qoraalka Saaba oo ah urur kashaqeeya horumrinta aqriska iyo qoraalka ayaa magaalada kismaayo ku qabtay kulan lagu soo bandhigayay muhiimadda afka Soomaaliga iyo dhaqanka.

Kulanka ayaa waxaa goobjoog ahaa madaxda ururada Jubbaland ee kashaqeyaa horumarinta Afka dhaqanka iyo suugaanta aqoonyahano iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.