Adeegyo caafimaad oo bilaasha ah oo loo sameeyay dad danyar ah oo ku nool Goldogob

0
58

Baladwayne ( Radio Beerlula )-In kabadan 100 qof oo bukaan ah ayaa adeegyo caafimaad oo lacag la,aan ah loogu sameeyay isbitaalka Goldogob ee magalada Goldogob ee gobalka Mudug waxaana ka faa,iidaystay dad ka kala yimid deegaano kale duwan oo ka tirsan Gobolka Mudug iyo deegaanada hoose yimaado.

Dadka ka faa-ideystay ololahan indho fiiqista ayaa waxaa ay isugu jiraan Odayaal , Haween iyo kuwa kale oo qaba cudurada ku dhaca inhdhaha.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxmuud.