Qoysas danyar ah oo deeq raashiin ah loogu qeybiyay Baydhabo

0
48

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Ee SOdma ayaa deeq raashin ah oo loogu talagalay dadka ay saameysay fatahaadda El nino 400-Boqol oo qoys raashin ugu qeybisay Magaalada Baydhabo.

Deeqdan ayaa ka koobneed Bur,Bariis Sokor  Caano iyo Saliid.

Warbixintan waxaaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.