Wabiga jubba oo ku fatahay qeybo ka mid ah magalaada Baardheere

0
63

Baladwayne (Radio Beerlula )-Wabiga Jubba oo buuxdhaafay ayaa ku fatahay suuqyaraha degmada Baardheere ee gobolka Gedo kaasi oo ay ku yaaleen dukaamo ‘Farmashiyaal iyo goobo yar yar oo ay haweenka ku ganacsanayeen.

Bulshada iyo ganacsatada isticmaasha suuqaan ayaa biyaha u isticmaalaya doomo ka sameeysan fuustooyin si meesha looga saaro adeegyada muhiimka ah iyo dadka aan awoodin ineey ka baxaan xaafadaha u dhaw ee ay biyuhu galeen.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Xaawo luul Aadan Xuseen.