Ceel biyood oo laga dhagax dhigay Magaalada War-Cibraan ee Gobalka Togdheer.

0
81

Baladwayne (Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha Maamulka Soomalind Mudane Cali Xasan Maxamed Ayaa Ceel Biyood Ka Dhagax-dhigay magaalada War-cibraan ee Gobalka Togdheere ee maamulka soomalind.

munaasabdda lagu dhagax dhigaayay ceel biyoodkaan waxaa kasooqayb galay masuuliyiin ka tirsan wasaaradda Hormarinta biyaha maamulka magaalada War cibraan odyaal haween iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya sacdiya Maxamed Maxamuud