In ka badan 50 saxafi oo tababar ku saabsan warbaahinta casriga loogu soo gaba gabeeyay Muqdisho.

0
48

Baldwayne (Radio Beerlula )-Magaalada muqdisho caasimada dalka ayaa loogu soo gabgabeeyey Ku dhawaad 50 gabdhood oo saxafiyiin ah Tabar ku saabsan xirfadaha digital Media iyo sheeko sameynta.

Tababarkaan oo socday mudo 5 maalin ah ayaa waxa sooqaban qaabiyey ururka suxufiyinta ee Soljar.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.