Ururka dhalinyarada is xilqaan ee Baladweyne oo lagu wareejiyay gaari iska roge ah.

0
95

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Deeq gaari isku roga ah oo loogu talo galay in loogu adeego dadka danyarta ah ayaa lagu wareejiyay ururka Dhalinyrada Isxilqaan ee magaalada Baladweyne .

Lacagta lagu soo iibiyay Baabuurka isku rogaha ayaa waxaa bixiyay Qurbo joogta Soomaaliyed oo ku nool dalka Mareekanka.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxmed Maxmuud.