Tababar ku saabsan is dhexgalka bulshada oo lagu soo gabagabeeyay Magaalada Ceerigaabo.

0
84

Baladwayne (Radio Beerlula )-Hay’adda Waapo oo kaashaneysa Hay’adda UNICEF ayaa magaalada Ceerigaabo kuqabatay munaasabad lagu soo gabagabeenayey tababar laxiriira isdhaxgalka Bulshhada oo hay’adda waapo uqabatay qeybaha kala duwan ee bulshada.

Waxa kaso qeyb galay munaasabada lagu soo gabagabeenayey tababarka madax katirsan hay’addaha Waapo iyo UNICEF mas’uuliyiin katirsan maamulka Somaliland.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.