Shirka dib u eegista qorshaha Wasaaradda shaqada Somaliland oo lagu qabtay Berbera.

0
66

Baladwayne (Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Shaqo-galinta maamulka Soomaliland ayaa magaalada Berbera ka daahfuray shirka dib u eegista qorshaha shanta sanno ee soo socota ee wasaaraddaasi.

Shirkaan oo socon doono mudo labo maalmood ah ayaa waxaa ka qayb galay mas’uuliyiinta wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha maamulka Soomaliland,Gudoomiyaha gobalka Saaxil iyo mas’uuliyiin kale ee ka howl gala wasaaradaasi.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.