Tababar ku saabsan maamulka iyo maareynta oo laga furay Burco

0
61

Baladwayne (Radio Beerlula )-Wasaaradda waxbarashada iyo seeynniska Somaliland ayaa magaalada Burco ka furtay tababar ku saabsan maamulka iyo maareynta.

Tababarka waxaa ka qeybgalaya maamulada dugsiyada magaalada burco iyadoo ujeedka uu yahay in kor loo qaado aqoonta maamul ee maamulada dugsiyada Burco.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin