Ganacsatada suuqa qudaarta ee Baladweyne oo saameyn kala kulmay wadooyinka ay biyaha fadhiyaan.

0
87

Baladwayne (Radio Beerlula )-Roob xoogan oo ka da’ay Magalada Baladweyne ayaa saameeyn kuyeshay dhaq dhaqaaqa ganacsiga suuqa qudaarta ee Baladweyne .

Meelaha ugu muhiimsan ee suuqa ayaa waxaa fadhiya biyo iyo dhiiqo kuwaasi oo caqabad ku noqday isticmaalka gaadiidka waxaana ka dhala kara cuduro kala duwan .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.