Qoysas bilaabay ineey ka barakacaan cabsida fatahaadda wabiga shabelle ee Baladweyne

0
86

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Qoysaskaan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa bilaabay inay ka barakacaan xaafadihii ay ka daganaayeen magaalada iyadoo laga cabsi kaqabo in uu webiga ku fataho xaafadah magaalada.

Shacaabkaan ayaa u barkacaya Deegaanada Ceeljaale ,  Banaaneey iyo deegaanka guricade oo kamid ah deegaano hoose yimaado magaalada Baladaweyne.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.