Waddo cusub oo laga dhagax dhigay magalaada Garoowe.

0
146

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Putland ayaa laga dhagax dhigay waddo cusub oo dhismaheeda iska kaashanayaan Shirkadda dhismaha  wadooyinka ee TTN iyo Dowlada Hoose ee Magaaladaasi.

Dhagax dhiga wadadaan cusub ayaa waxa goob joog ahaa Gudoomiyaha magaalada Garoowe,mas’uuliyiin kasocotay Dowlada Hoose ee Putland iyo qaar kamid ah bulshada ku nool Degmadaasi.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.