Munaasabad lagu soo badhigayay Buugaag oo lagu qabtay magaalada Kismaayo.

0
64

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada kismaayo ayaa lagu qabtay munaasabad lagu soo bandhigayeay Buugga Barwaaqo laga baahan yahay oo ay qortay Iqra Saciid Xasan Cayn -cayne oo ah gabadh aqoon yahanad Soomaaliyeed .

Munasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin isugu jirtay Wasiirro Xildhibaano Dowlad Gobaleedka Jubbaland, arday, macalimiin, haween iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool Magaalada Kismaayo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.